Silsiladda Taariikhda Islaamka Qaybta 3aad: Arrimaha Bulshada Ee Carabta Nabiga (scw) Kahor.

Waxaan kasoo hadallay muuqaallo ku saabsan siyaasadda iyo xukunka jaziiradda carbeed ka jiray Nabiga (scw) kahor iyo diimaheeda, wax...

Casharka 16-aad Siirada Rasuulka SCW: DHIBAATOOYINKII QUREYSHI KU HAYSEY RASUULKA SCW

Qureysh markii ay intaas oo tallaabo ah qaadeen, Nabi Maxammed SCW iyo dacwadi islaamkana ay wax ka qaadi kari waayeen oo maalinba maa...

CASHARKA 18-AAD TAARIIKH NOLOLEEDKA SAXAABADA: DHALXATA BINU CUBEYDILLAAHI AL-TAYMIYI

”RUUXII JECEL INUU ARKO NIN DUNIDA DUSHEEDA SOCDA ISLA MARKAASNA DHINTAY HA EEGO DHALXATA BINU CUBEYDILLAAH” (XADDIIS)

Silsiladda Taariikhda Islaamka Qaybta 2aad: Muuqaal Guud oo ku saabsan Carabta

Taariikh-yahannadu sida ay isku waafaqsan yihiin qarniga lixaad iyo kan todobaad ee Ciise dabadii waxay ahaayeen quruunta aadanuhu soo...

Casharka 15-aad Siirada Rasuulka SCW: U TEGITAANKII ABII-DHAALIB

Qureysh markay tallaabo walba oo ay qaadday, oo ay rabtey in ay dacwada islaamka ku joojiso, ay u suurtageli wayday, dacwadii islaamku...

CASHARKA 17-AAD TAARIIKH NOLOLEEDKA SAXAABADA: ABUU HUREYRA AL-DOWSI

”ABUU HUREYRA WUXUU UMMADDA ISLAAMKA U XAFIDAY WAX KA BADAN KUN IYO LIX BOQOL OO XADDIIS KUWAASOO KA MID AH AXAADIISTA RASUULKA (SCW)”

Nin Allah kafiil ka dhigtay(Aqriso Qisadani Cibra qaadashada Mudan)

Bukhaari ayaa ka wariyay Abuu Hureyra in Rasuulku (SCW) xusay nin reer Banii Israa’iil ah oo ka codsaday qaar reer Banii Israa’iil ah...

Boqorkii ka cararay boqortooyadiisa cabsida Allah darteed [Waa Tusaale Adag]

Imaamu Axmad iyo Bazzaar baa ka wariyey Cabdullaahi Ibnu Mascuud inuu nabigu (scw) yiri: Reer Banii Israa’iil nabi Muuse ka dib waxay...

Casharka 14-aad Siirada Rasuulka SCW: HIJRADII LABAAD EE DHULKA XABASHIDA

Markuu cadaadiskii iyo ciqaabkii lagu hayey dadkii muslimiinta ahaa ee joogey Makka oo aad u kordhay iyadoo waxa lagula dagaaallamayey ay...

Silsiladda Taariikhda Islaamka Qaybta 1aad: Dhismihii Kacbada (Masjidka Xaramka)

Taarikh-daan oo aan kasoo qaadan doonno masaadirta Islamiga ah oo carabi ku qoran waxaa jira xarfo badan oo afka Carabi-ga ku jira oo a...

CASHARKA 16-AAD TAARIIKH NOLOLEEDKA SAXAABADA: ABUU AYUUB AL-ANSAARI

”Waxaa lagu aasay derbiga weyn hoostiisa ee ku yaala magaallada Qusdandiiniya”

Qiso Cibro Mudan: Guurkii Xujada iyo ninkii Naar ka baxsadka ahaa..!

Qiso Cajiib Ah Oo Diini Ah,Ma Guursan Laheyd Gabar Indha La,Dhaga La, Aan Socon Karin,Hadaba Ogow Gabadha Noocas Ah Waxay Dhashay Cali...

Qisooyinka Nabiyadda Casharka 1-aad: Nabi Aadam CS

Qisooyinka Ugu Wanaagsanaa أحسن القصص   –  قصص الأنبياء Qore: CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa” Ambiyada: Waa Qisooyinka Ugu W...

Silsiladda Taariikhda Islaamka: Sh. C/risaaq Macalin Abshir (Musanif)

Waxaa qoraaladda boggan inoo soo tebin doona walaal keen Sh. C/risaaq Macalin Abshir (Musanif) asago inoo qaadaa dhigi doona Taariikh...

Casharka 13-aad Siirada Rasuulka SCW: HIJRADII U HORREYSEY EE XABASHA LOO HIJROODAY

Sidaan soo sheegnayba dhibkey qureysh ku heysey dadkii rumeeeyey Rasuulka scw ee qaatey caqiidada islaamka ayaa marba marka ka dambey...
@Walaalaha Faafi Diinta Islaamka . Powered by Blogger.